xambaar
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- La bixidda gabar la guursanayo xoog lagula baxo. ld xambaarid.
- 1. Wax dhabarka ku qaadid. 2. Ku x.: cid xumaan dhaxalsiin. 3. Gabar guur laga rabo xoog kula bixid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

