xanjo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Xabag jiidanta oo aan kala go'in, badanaa tan la calashado.