xanuunidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg xanuun².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xanuunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dareen meel oogada ka mid ahi iska dareento oo ay la kaarto ama dhuuri ula rooro, nabar ku dhacay ama waxyeello kale oo gaartay darteed; kaar; dhuuri; halac; laxaw. 2. Caafimaad iyo fayoobi la'aan; cudur; bugto; jirro.Kaar iwm dareemid; xanuun yeelasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0