xarkagQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld xargag¹.ld xargag².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xargagQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Wax biyabbiyo ah, sida dhiigga, is-qabsadkooda. 2. Wax caato darteed, la engega, isku soohma. 3. Kawrax; engeg. ld hargag¹, xarkag¹.Subag, dhiig iwm wax fadhiya ama adag noqosho. ld hargag², xarkag².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0