xasawQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-wo, m.l)Macnaha:Miiq maro ama bir ah oo dharka iwm lagu qurxiyo; seri.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
seriQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dun xasaw ah, oo dharka qaarki ama alaabo kaleba lagu qurxiyo; tel.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0