seriQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dun xasaw ah, oo dharka qaarki ama alaabo kaleba lagu qurxiyo; tel.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
telQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Seri; xasaw.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0