seriQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dun xasaw ah, oo dharka qaarki ama alaabo kaleba lagu qurxiyo; tel.
xasawQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-wo, m.l)Macnaha: Miiq maro ama bir ah oo dharka iwm lagu qurxiyo; seri.