xayaabQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-bo, m.dh)Macnaha:(bot.) Dhir kulaalay geedaha waaweyn saarata ama kuboodda oo caan ku ah kaymaalayda badhaalaha.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0