xaysQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Roob jiilaalka ka da'a xeebaha bari. 2. Xilli roob ka da'o xeebaha bari.