xeeri

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Heeryo.
  2. Heeryee.

Lamidka: Heeryo

heeryo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Rarada awrka kolka la rarayo dusha laga saaro. ld reeryo.

heeryee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yeysay)

Macnaha:

  1. Wax heeryo saarid. ld reeryee.