xigashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg xigo².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
xigoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Geestaan.1. Neef dhowaan la maalay mar kale maalid. 2. Hadal, maanso iwm oo horay loo sheegay tixraacid.Lamidka: GeestaanSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00