tixraac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld tixraacid.
  2. Qoraal, hadal iwm xigasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

tixraacid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg tixraac². ld tixraac¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur