xijinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg xiji².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xijiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhirta xabagta udgoon dhasha oo moxorka iyo yagcartu ka mid yihiin.Ku x.: wax, wax kale u dhoweyn ama raacin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0