xigsinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld xiskin¹.ld xiskin².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
xiskinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Subaxnimada qaybyteeda hore; barqo. 2. (-imo, m.l) Neef geel ah oo la maalay inta candhadiisa caano uga soo dha-cayaan. ld xigsin¹.Hal irmaan oo la maalay waqtigii ay mar kale godlan kari lahayd gaarid. ld xigsin².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00