xood
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dyo, m.l)
Macnaha:
- 1. Ul yar; dhenged. 2. Xoodamis; salaax.
- 1. Xoodamis; salaax. 2. Hab ceelasha qaarkood loo shubo.
- Xarig iwm oo dabacsan togid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

