xukumidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg xukun². ld xakumid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
xukunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Talis, guddoon. 2. ld xugmi. Go'aan maxkamadeed. 3. ld xakaamad, xukuumad. Dowlad; dawlo. ld xugun.1. Wax maamulid. 2. Cid go'aan maxkamadeed ku qaadid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
xakumidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld xukumid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00