xumboQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Xoor; abur.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
xoorQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rar, m.l)Macnaha:1. Bahal dabacaddaha la bah ah; wuxuu leeyahay dhogor adag oo duf ah oo bey ah; aad wuxuu u laayaa halaqa, jiirka, kd., fudaydna looma dili karo. 2. ld xoor 2 (2).1. Xumbo cad oo caanaha la lisay yeeshaan. 2. ld xoor 1 (2). Magac xiddi-good.1. Wax tuurid. 2. Wax dhumin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
aburQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:Xumbo (siiba midda uu soo saaro aworka qooqan). ld ubur.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0