abur

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. Xumbo (siiba midda uu soo saaro aworka qooqan). ld ubur.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ubur

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Xumbo adag, oo cad, oo awrka qooqan afkiisa ka timaadda. ld abur.

Lamidka: abur

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur