xushmadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld xushmo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
xushmoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Sharaf iyo wanaag laga kasbado bulshada dhexdeeda; xurmo; muuno. ld xishmo, xushmad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00