dhudhunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-ummo, m.dh)Macnaha:1. Gacanta inta u dhexeysa xusulka iyo sacabka. 2. Dhudhun iyo sacabka oo fidsan oo is wata (cabbir).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00