xusuusasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg xusuuso. ld xusuusad.

xusuuso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-stay,-satay)

Macnaha:

  1. Cid waxay illow-sanayd garwaaqsasho.

xusuusad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld xusuusasho.