yah

Qaabnax: Erey Dareen | Exclamation

Macnaha:

  1. Erey wixii la qoonsado oo la haaraama hayo lagu yiraahdo; hah! caku!.

hah

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dhadhan ama ur kulul oo dhirta qaarkeed yeeshaan.
  2. Eray lagu dhawaaqo marka wax la kahdo ama xanuun la dareemo.

caku

Qaabnax: Erey Dareen | Exclamation

Macnaha:

  1. Erey la yiraahdo kolka wax la kahdo.