yaqiin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. War iwm oo dhabnimadiisa la hubo; xaqiiq.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xaqiiq

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Run; dhab. ld xaqiiqo.