xaqiiq

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Run; dhab. ld xaqiiqo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

run

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Wax xaqiiqo ah oo la hubo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhab

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wax run ah oo kaftan iyo ciyaar ahayn; xaqiiq. 2. Xuddunta iyo lowyaha inta u dhexeysa (dad).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xaqiiqo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld xaqiiq.