yarayso
Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3
Isrogrogga: (-stay, -satay)
Macnaha:
- 1. Qof fal sa-mayntiisa sahlasho. 2. Qof wax ku weyn wax yar ka dhigasho. 3. Qof, cid wax liita ka dhigasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

