jarjaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg jarjar². ld jarjaris.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
jarjarQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:1. Lacag inta ka samaysan bir, maar, macdan iwm oo sarrifka ah. 2. Dad aan isku dhalasho ahayn oo la isu keenay. 3. Kalaankal.Wax mid ahaa qaybo u googoyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
jarjarisQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld jarjarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00