balag
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-gyo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Sixir meel la dhigo si qof meel dheer jiraa uu u yimaado barta sixirku yaallo. 2. Miraha yicibta, lebiga iwm oo curdan ah.
- Buuryo; beejo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

