yoonQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Hugun; bulaan; qablan; yeer. ld yulqan¹, yulul.Dad, xoolo ama nafley kale qaylo samayn; wada hugmid; bulaamid. ld yulqan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
hugunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno/-ummo, m.dh)Macnaha:Shanqar xoog leh.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
bulaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Cod weyn aan ereyadiisu sugnayn oo dad badan oo isku mar hadlaya sameeyaan. 2. ld bulaamid.Dad badan oo isku mar hadlaya codweyn oo aan ereyadiisu sugnayn sameyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
qablanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hadal ama shanqar weyn oo culus; bulaan; hugun. 2. ld qablamid.Hadal ama shanqar weyn sameyn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
yeerQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dhawaaq; cod.1. U y.: cid u dhawaaqid si ay u timaaddo. 2. Nafley dha-waaqid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
bulaamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg bulaan². ld bulaan¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
yulqanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld yoon¹.ld yoon².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
yululQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld yoon¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00