Aarbax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld aarbixid.
Aarbax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)1. Ka aa.: qof eed loo haystay iska daaficid. 2. Ka aa.: qof ka aargudasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aarbax ↴
aarbixid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg