Abyanaha logaridam

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(xis.) Qayb ka mid ah logaridamka tiro ee ah abyoonaha ku yaalla bidixda barta tabanlaha ee ku jirta logaridamka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abyanaha logaridam


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg