Site icon Qaamuus

ereyga

afmaal
(m.l) (-llo, m.dh)

1. A. ah: maansayahan. 2. A. ah: qof codkar ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afmaal

afmaalnimo [m.l]
Afmaal ahaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version