Afxir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Asraar loo akhriyo xoolo lumay si uusan dugaag u cunin. ld aftuur¹.
Afxir
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Xoolo lumay quraan u akhrin si aan dugaag u cunin. ld aftuur².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afxir ↴
aftuur | aftuur | aftuurid | afxiran | afxirasho | afxirid | afxirnaan | afxirnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg