Site icon Qaamuus

ereyga

Agoon

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(agoon/-nno, m.dh) Wiil yar oo aabihii dhintay.

Agoon

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-omo, m.l)

Gabar yar oo aabbeheed dhintay. 2. (m.u) Carruur aabbahood dhintay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga agoon

yatiin | agoomee | agoomoobid | agoomow | agoonnimo | agoonobid | agoonow | agoontoobid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version