Site icon Qaamuus

ereyga

andaqaad
(m.l)

Dammiin; eedqaad. ld andaqaadid.

andaqaad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

Wax dammiinasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh andaqaad

andaqaadid [m.f.dh]
eeg andaqaad². ld andaqaad¹.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version