Ardaaggal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Marti u noqoshada reer gabar laga doonayo. 2. A. ah: nin reer uu gabar ka doonayo darteed marti ugu ah. ld ardaadhig¹.
Ardaaggal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay; -geli)U a.: nin reer uu gabar ka doonaayo darteed marti ugu noqosho. ld ardaadhig².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ardaaggal ↴
ardaadhig | ardaadhig | ardaaggelid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg