asturan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)Wax la asturay noqosho.
asturan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Wax la asturay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh asturan ↴
asturmid [m.f.dh]
eeg asturan¹.
asturnaan [m.f.dh]
eeg asturan². ld asturnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg