Awdmid halbowle wadne

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Marka xinjir ku sameysmato halbowlaha wadnaha dhexdiisa, taas oo keenta in dhiiggu ka xirmo waraabinta wadnaha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga awdmid halbowle wadne


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg