Ayoonisfeer

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(fiis.) Gibilka saddexaad ee xiga istaratosfeerka fidsan ilaa 1,000 km. Gibilkani, waxa uu leeyahay afar lakab, oo neefaha ku jiraa ay yihiin aysonno. Taasi waxa ay inoo fududeysaa isgaarsiinta iyo baahinta wararka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ayoonisfeer


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg