Site icon Qaamuus

ereyga

Baacug

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

1. Caloosha dhasha xoolaha aan weli abaabin. 2. Caano la adkeyey oo lagu daray wax dhanaan; farmaajo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baacug


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version