Badxir
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Xilliga baddu kacsantahay oo ayan dhoofi karin doonyaha shiraaca lihi. ld badxidhan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga badxir ↴
badxidhan | badxiran |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

