Site icon Qaamuus

ereyga

baloolley
(m.dh)

1. Gabar yar oo markaas timihii loo reebay oo aan weli inan noqon. 2. Hal igar ah oo mar oggolato in caanaha laga liso marna diiddo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baloolley

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version