Site icon Qaamuus

ereyga

baqas
(m.l)

Barwaaqo badan; baraare.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baqas

baqasho [m.f.dh]
eeg baqo². ld baqe, baqo¹.

baqe [m.l]
Ka tegidda dad meel ay ku sugnaayeen baqdin awgeed. ld baqasho.

baqo [m.l]
ld baqasho.

cantarabbaqash [m.l]
Hadal aad u nuxur yar.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version