Site icon Qaamuus

ereyga

Barijugley

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Nooc cayayaanka lix lugoodlaha ah ka mid ah oo leh madax ay ku dahaarantahay qolof adag oo kurtumo leh iyo qaar danbe oo buuran oo jilicsan; dhiidhiiyo, xaabley, xabgaal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barijugley

barijugle | barijugleyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version