Site icon Qaamuus

ereyga

barqanoqo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-qday, -qotay)

Nafley fooftay, goor barqo ah, hoygeeda dib u tegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barqanoqo

barqanoqod [m.l]
ld barqanoqosho.

barqanoqosho [m.f.dh]
eeg barqanoqo. ld barqanoqod.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version