Site icon Qaamuus

ereyga

Barriiqo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Raadka uu wax sabiibixday dhulka ku reebo.

Barriiqo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-qday, -qatay)

Ku b.: wax meel sibiibix ah ku sidbasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barriiqo

barriiqasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version