Site icon Qaamuus

ereyga

beridhaxmo
(m.dh)

1. Sahay ku filan hal beri oo safar ah. 2. ld beridhax.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beridhaxmo

beridhax [m.l]
Baryidda habeen meel la baryo. ld beridhaxmo (2).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version