Site icon Qaamuus

ereyga

Biyo-saar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ryo, m.dh)

(baay.) Habka dhirtu biyaha ay xididdadu u soo nuugaan dib ugu celiso gibilka iyaga oo maraya daloollada caleemaha iyagoo uumibiyood ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biyo-saar


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version