bombo
(m.dh)ld bambaano.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bombo ↴
nabaal [m.l]
Isku dar kiimikaad oo laga sameeyo bombo wax gubta.
bambaano [m.dh] (-ooyin, m.l)
Nooc hubka ka mid ah, qaabab kala duwan leh oo wax lagu qarxiyo marka la tuuro. ld bambo, banaano, bombo, bumbo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg