Site icon Qaamuus

ereyga

burunji
(m.dh)

Hilibka intiisa jiirka ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh burunji

burunjiyee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-yeeyay, -yeysay)
Cabsi, gabow, qandho iwm la gariirid.

burunjiyeyn [m.f.dh]
eeg burunjiyee.

dibaaxi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Boodboodid yaryar oo kolkol hilibku yeesho, siiba muruqyada; burunjiyayn; jarcayn. ld dubaaxi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version