Buufiye
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)(fiis.) Qalab tamar siiya dareere si uu uga dhaqaajiyo meel ama heer ilaa heer ama kor u qaado cadaadiska.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buufiye ↴
halbowle-buufiye |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg